Laascaanod, Sool, NE, Somalia, January, 30, 2026
Waxaa si guul leh u dhammaatay tijaabadii ceelka biyaha ee deegaanka Qararo, ka dib markii la gaaray qoto dheer dhan ๐๐๐ ๐๐ข๐ญ๐ข๐ซ.
Tijaabada la sameeyey kadib, ceelku wuxuu muujiyey awood biyo oo aad u wanaagsan, isagoo soo saaraya ๐๐ ๐ฆ๐ข๐ญ๐ข๐ซ ๐ค๐ฎ๐ฒ๐ฎ๐ฎ๐๐ข๐ค ๐ฌ๐๐๐๐๐๐๐ข๐ข (๐๐ ๐ฆยณ/๐ฌ๐๐๐). Natiijadan ayaa caddeyn u ah in ceelku yahay mid wax ku ool ah oo ka jawaabi kara baahida biyaha ee bulshada deegaanka iyo nawaaxigiisa.
Mashruucan waxaa iska kaashaday Hay'adda #๐๐๐๐๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ ,#๐๐๐ฎ๐๐ข๐ ๐ฎ๐ง๐๐๐จ๐ซ๐๐๐ฏ๐๐ฅ๐จ๐ฉ๐ฆ๐๐ง๐ญ iyo
#๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐๐๐๐ฆ๐๐ซ๐ญ๐๐ข๐ฒ๐จ๐๐ก๐๐ฒ๐ซ๐๐๐๐ค๐๐๐ข๐ฒ๐๐ก๐๐๐๐ฐ๐๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐๐๐ซ๐ข waana qayb ka mid ah dadaal lads loogu jiro:
โข ๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐ฅ๐ฅ๐๐ง๐ค๐ ๐ฌ๐๐๐ฆ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐๐๐๐๐ซ๐ญ๐
โข ๐๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ก๐๐ฅ๐ข๐ญ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐ข๐ฒ๐จ ๐ง๐๐๐ข๐ข๐ ๐๐ก
โข ๐๐๐ค๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐ค๐๐๐๐๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐ ๐๐๐ฅ๐ค๐
Wasaaradda waxay mar walba ka goโan tahay in ay sii wadaan mashaariicda horumarineed ee la xiriira biyaha, si loo xaqiijiyo nolol waarta iyo adeegyo biyo oo loo wada siman yahay.