Laascaanod, Sool, NE, Somalia, December, 31, 2025
𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 Tamarta iyo khayradka Biyaha 𝐖𝐁 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐲𝐛-𝐠𝐚𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐱𝐨𝐨𝐣𝐢𝐧𝐚𝐲𝐨 𝐡𝐮𝐟𝐧𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚, 𝐢𝐬𝐥𝐚-𝐱𝐢𝐬𝐚𝐚𝐛𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐡𝐚𝐛𝐬𝐚𝐦𝐢 𝐮 𝐬𝐨𝐜𝐨𝐝𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐤𝐡𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐝𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚.
Kulanka ayaa waxaa kaqayb galay Agaasimaha guud ee wasaaradda 𝐄𝐧𝐠 𝐒𝐚𝐥𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐱𝐚𝐬𝐚𝐧
Tababarkan waxaa si wadajir ah u soo Agaasimay Xafiiska Xisaabiyaha Guud ee Dawladda Waqooyi Bari iyo Waaxda Miisaaniyadda ee wasaaradda Maaliyadda iyadoo ujeeddadiisu ahayd kor u qaadidda Nidaamka maareynta kharashaadka Dowladda, xoojinta isla-xisaabtanka hay’adaha, iyo adkeynta daahfurnaanta hawlaha Maaliyadeed.
𝐃𝐇𝐀𝐌𝐌𝐀𝐀𝐃-